Wednesday, July 2, 2025
HomeAll NewsShacabka Magaalada Moqokori oo ku Maadeysanaya Xildhibaan ka Firxaday Magaaladaas.

Shacabka Magaalada Moqokori oo ku Maadeysanaya Xildhibaan ka Firxaday Magaaladaas.

Xildhibaan katirsan Dowladda Fedaraalka ayaa ku fashilmay qarinta firxadka ay ciidankoodu ka sameynayaan magaalada Muqokori ee gobalka Hiiraan, kadib markii bulshada magaaladaas ay xaqiijiyeen in barakac xooggan uu ka socdo Moqokori.

Xildhibaan Cabdimaalik oo katirsan Dowladda Fedaraalka oo saacadihii lasoo dhaafay ka firxaday magaalada Moqokori ayaa ku fashilmay qarinta firxadka ay ciidankoodu ka sameynayaan magaaladaas.

Haweeney kamid ah bulshada Moqokori oo ka hadashay warka kasoo kasoo yeeray xildhibaanka ayaa waxay ku tilmaamay mid xaqiiqada ka fog, iyadoona sheegtay in laga barakacay magaalada sababo ku aaddan cabsi ay ciidamadu ka qabaan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkaan ka Degso Warka Xildhigaanka.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.