Sunday, June 15, 2025
HomeAll NewsShacabka Muqdisho oo soo Dhaweeyay Khasaaraha Yahuudda ku Gaaraya Weerarka Iiraan.

Shacabka Muqdisho oo soo Dhaweeyay Khasaaraha Yahuudda ku Gaaraya Weerarka Iiraan.

Bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay khasaaraha culus ee gaaray maamulka Yahuudda.

Qaar kamid ah dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa waxa ay soo dhaweeyeen, khasaaraha culus ee maamulka gumeysiga Yahuudda kasoo gaaray sawaariikhda ay ku garaacday xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, iyagoo xusay in Kayaanka Suhyuuniga ah uu jabkiisa qarsanayo.

Waxa ay tilmaameen in sida ay xaaladdu ku socoto ay tahay marxalad kala bax ah oo ay Muslimiinta iyo Yahuudda wada dagaallami doonaan, iyagoona sheegay iney diyaar u yihiin ka qeyb galka dagaalka ka dhanka ah Yahuudda iyo Shisheeyaha.

Halkaan ka Degso Codka Shacabka Muqdisho

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.