Saturday, May 10, 2025
HomeAll NewsShariif Sheekh Axmed: "Hogaanka Dagaalka ee Dalka Waxaa Haya Al-Shababaab"

Shariif Sheekh Axmed: “Hogaanka Dagaalka ee Dalka Waxaa Haya Al-Shababaab”[DHAAGEYSO]

Shariif Sheekh Axmad oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa sheegay in Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay hogaanka uhayso dagaalka ka socda dalka ee ka dhanka ah shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka.

Madaxweynihii dowladdii KMG, Shariif Sheekh Axmad sido kalena xilligan ah siyaasi mucaarad ah, ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay Muqdisho kaga hadlay, dagaalka ka socda dalka ee udhaxeeya Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab dhinac ah iyo shisheeyaha iyo Dowladda Fedaraalka, wuxuuna sheegay in hogaanka dagaalka uu gacanta ugu jiro Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Wuxuu dhanka kale xusay iney dareemayaan khatar amni ciidankooduna ku burbureen dagaallada, isagoo tilmaamay in Dowladda Fedaralakuna dayacday.

Halkaan ka Degso Warka Shariif Sheekh Axmed

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.