Taliska ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka hadlay dagaalkii maanta ay wareegeen magaalada Moqokori ee gobolka Hiiraan.
Sheekh C/Caziiz Abu Muscab oo ah Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka warbixiyay la wareegitaanka Moqokori.
Halkaan ka Degso Shirka Jaraa’id.