Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) oo ah Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa jeediyay, kalimad ku saabsan munaasabadda ciidul Adxal mubaarak ee sannadka 1446 Hijriyada.
Sheekha ayaa qeybaha hore ee kalimaddiisa kaga hadlay, xasuuqa uu maamulka gumeysiga Yahuudda wali ka wado Marinka Qazza, halkaas oo ay gumaad daran ku wajahayaan ehelkeenna Filastiin.
Geesta kale waxa uu sheekhu soo hadal qaaday, xaaladda amni iyo tan siyaasadeed ee uu dalku marayo, isagoo tilmaamay in ciiddaan ay kusoo aadday, iyadoo ay jabeen islamarkaana ay fashilmeen Shisheeyaha kusoo duulay dalka.
Halkaan ka Degso Kalimadda Sheekh Cali Dheere