Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsSheekh Yuusuf Kabo-Kutukade oo Ka Warbixiyay Dagaalladii Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe.

Sheekh Yuusuf Kabo-Kutukade oo Ka Warbixiyay Dagaalladii Ka Dhacay Shabeellaha Dhexe.

Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabo-kutukade oo ah Waaliga Wilaayada Islaamiga Shabeellaha Dhexe, ayaa ka warbixiyay dagaalladii maanta ka dhacay qeybo kamid ah gobolka, ee cagta lagu mariyay saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan kuwa Dowladda Federaalka.

Waaliga waxaa waraysi la yeeshey warbaahinta Islaamiga Andalus oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkan kala deg Wareysi Sh Yuusuf Kabakutukade

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.