Saturday, April 12, 2025
HomeAll NewsShiinaha Ma Aqbali Doonaa Baaqa Trump ee ah iney Hoos u Dhigto...

Shiinaha Ma Aqbali Doonaa Baaqa Trump ee ah iney Hoos u Dhigto Farsameynta Hubka Nuclear?[WARBIXIN]

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo maalmo ka hor ka hadlayay suurtagalnimada in la dhimo hubka Nukliyeerka, iyadoo ay ka qeyb qaadanayaan wadamo waa weyn ayaa dhaliyay su’aalo ku saabsan rabitaanka Shiinaha ee ku lug lahaanshaha hindisahan.

Baaqa Trump ayaa qayb ka ahaa khudbadii uu ka jeediyay madasha dhaqaalaha aduunka ee Davos todobaadkii hore, markaasoo uu ku soo bandhigay fikradda ah in wadahadal lala yeesho Ruushka iyo Shiinaha si loo dhimo kaydadka hubka Nukliyeerka. Trump ayaa sheegay, in Madaxweyne Putin uu horay u doonayay inuu arinkaan u istaago, “isaga iyo aniga waxaan rabnay inaan arinkaan samayno,” ayuu yiri Trump . isagoo intaas ku daray “Waxaan wadahadal wanaagsan la yeelanay Shiinaha, waxaana suuragal ah inay qayb ka noqdaan wada hadalkaas, taasina waxay noqon lahayd guul cajiib ah.

Halkaan ka Degso Warbixinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.