Monday, April 7, 2025
HomeAll NewsShil Geystay Khasaare Isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Duleedka...

Shil Geystay Khasaare Isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Duleedka Burco.

Labo ruux oo uu ku jiro nin imaam masjid ah ayaa ku dintay in ka ka badan 9 oo kalena waa ay ku dhaawacnmeen, shilkan oo ka dhacay degaanka Qoyta ee hoostaga magaalada Burco islamarkaana ay marto wadada isku xirta magaalooyinka Berbera iyo Burco.

Dadka dhaawacmay iyo kuwa dhintay ayaa lageeyay isbitaalka guud ee Burco, waxaana kamid ah dadka dhintay ee aan magacyadooda helnay waxaa kamid ah C/fataax Yuusuf Ducaale oo ah ninka Imaamka masjid ah iyo C/Caziiz Maxamed Cabdullaahi.

Halkaan ka Degso Warka Shilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.