Saturday, May 24, 2025
HomeAll NewsShil Geystay Khasaarooyin Kala Duwan oo ka Dhacay Woqooyiga Soomaaliya.

Shil Geystay Khasaarooyin Kala Duwan oo ka Dhacay Woqooyiga Soomaaliya.

Shil gaari oo dhaliyay waxyeello nafeed iyo mid hantiyeed ayaa ka dhacay inta udhaxeysa magaalooyinka Burco iyo Berbera ee Woqooyiga Soomaaliya.

Shilka ayaa waxaa ku dhaawacmay 2 ruux oo kala ah darawalkii iyo kirishoygii gaariga, waxaana loo qaaday xarun caafimaad.

Shilkan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen labo gaari oo kuwa xamuulka ah oo halkaasi marayay, midkood ayaa faaruq ahaa halka midka kale ay xoolo Ari ah ku rarnaayeen.

Halkaan ka Degso Warka Shilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.