Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsShil Khasaare Dhaliyay oo Ka Dhacay Wadada Xiriirisa Hargeysa iyo Berbera.

Shil Khasaare Dhaliyay oo Ka Dhacay Wadada Xiriirisa Hargeysa iyo Berbera.


Aabe kunool magaalada Muqdisho, oo ay waiilkiisa gubeen ciyaal weero, ayaa sheegay in maamulka gobolka Banaadir ee Dowladda Federaalka uga baxay ballan ahayd in wiilkiisa ay u daaweeyaan.

Wuxuu aabahan maalin weliba taaganyahay wadooyinka soo gala xarunta maamulka gobolka Banaadir ee Muqdisho, isagoo dalbanaya in ballankii loo qaaday loo fuliyo.

Inta badan madaxda Dowladda Federaalka ayaa isku sawira dadka dhibaateysan, iyagoo afka baarkii ka sheega iney wax u qabanayaan, laakiin marka sawirka uu dhamaado ayay ka daneystaan, iyagoo uga baxa ballamihii ay horey ugu qaadeen.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.