Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsShil Khasaare Geystay oo ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa.

Shil Khasaare Geystay oo ka Dhacay Duleedka Magaalada Hargeysa.[DHAGEYSO]

Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa shil gaari oo geystay khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay dileedka magaalada Hargeysa.

Inta la xaqiijiyay 2 ruux ayaa ku dhimatay shilkaan, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale, sida ay sheegeen dad goobjagayaal ah.

Gaariga shilka galay ayaa ahaa nuuca raaxada kaas oo siday dad rakaab ah, waxa uuna kasoo baxay magaalada Barco isagoona kusii jeeday magaalada Hargeysa.

Halkaan ka Degso Warka Shilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.