Monday, April 21, 2025
HomeAll NewsShil Khasaare Nafeed Geystay oo ka Dhacay Magaalada Burco.

Shil Khasaare Nafeed Geystay oo ka Dhacay Magaalada Burco.[DHAGEYSO]

Magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer waxaa maalintii shalay ka dhacay shil gaari oo geystay khasaare nafeed.

Gaari nuuca iska rogaha ah ayaa waxa uu magaalada ku jiireen haweeney waayeel ah, taas oo isla goobta ku geeriyootay.

Qaar kamid ah dadkii goobjoogayaasha ah ayaa ka warramay shilka ka dhacay, waxayna sheegeen in wadooyinka ay dhibaayooyin ku qabaan iyo darawallada oo si xawaare leh u ka xeeya gaadiidka.

Halkaan ka Degso Warka Shilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.