Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsShil Sababay Dhimsho & Dhaawac oo ka Dhacay Gobolka Mandheera ee Dhulka...

Shil Sababay Dhimsho & Dhaawac oo ka Dhacay Gobolka Mandheera ee Dhulka NFD.

Shi sababay dhimsho iyo dhaawac ayaa ka dhacay gobolka Mandheer ee dhulka NFD oo ku hoos jira gumeysiga Kenya.

Shilkan oo ah mid gaari ayaa ka dhacay bartamaha magaalada Mandheera, waxaana ku geeriyooday 2 ruux, kadib markii gaari yar oo ay saarnaayeen dusha uu ka maray mid kale oo Bus ah. sido kale waxaa jira dhaawacyo intaasi ka badan oo gaaray dad kale.

Halkaan ka Degso Warka Shilka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.