Saturday, June 14, 2025
HomeAll NewsShir ay Dowladda Fedaraalka Ugu Baaqday Siyaasiyiinta Mucaaradka oo Qarka Usaaran Inuu...

Shir ay Dowladda Fedaraalka Ugu Baaqday Siyaasiyiinta Mucaaradka oo Qarka Usaaran Inuu Fashilmo.

Waxaa shaki laga muujinaya qabsoomidda shirkii ay Dowladda Fedaraalku sheegtay iney uqaban doonto siyaasiyiinta mucaaradka, kaasoo ay umuddeeyeen inuu dhaco 15 bishan aynu ku gudaha jirno ee sanadka 2025-ka.

Mucaaradka ayaa markii loogu baaqay shirkan waxay ku xireen shuruudo, kuwaasoo aysan illaa iyo hadda Dowladda Fedaraalku wax tallaabo ah uqaadan wax ka qabashadooda iyo iney wax ka badasho sidii hore oo ay mucaaradku diidanaayeen.

Kulankan oo ay ka hartay mudadii lagu ballasanaa hal maalin oo kaliya, ayaa qarka usaaran inuu fashilmo, maadaama aan waxba laga qaban dalbkii mucaaradka.

Halkaan ka Degso Warka Mucaaradka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.