Waxaa maalintii shalay magaalada Nairobi ee caasimadda wadanka Kenya ka furmay, shir la sheegay inuu soo qaban qaabiyay hogaamiyaha maamulka la baxay Jubbaland Axmad Madoobe oo safar ku jooga halkaasi, waxaana durbaba kasoo baxay warar kala duwan.
Shirkan ayaa waxaa laga helayaa xogo dhowr ah iyadoo si toos ah xubnaha mucaaradka uu ugu soo biiray Axmad Madoobe, kana qeyb gelayo shirarka ay yeelanayaan.