Monday, May 12, 2025
HomeAll NewsSidaan ayay Diyaaradaha Yahuudda & Mareykanka u Burburiyeen Kaabayaashii Dhaqaale ee Yeman.

Sidaan ayay Diyaaradaha Yahuudda & Mareykanka u Burburiyeen Kaabayaashii Dhaqaale ee Yeman.[WARBIXIN]

Todobaadkii lasoo dhaafay diyaaradaha dagaalka ee maamulka Yahuudda iyo Mareykanka ayaa waxa ay duqeymo wuxuushnimo ah ka fuliyeen qeybo kamid ah dalka Yeman oo ay ugu horreyso magaalada caasimadda ah ee Sanca, kuwaas oo geystay waxyeello kala duwan.

Duqeymaha ayaa waxaa ka dhashay khasaare nafeed iyo burbur baaxad leh oo soo gaaray kaabayaasha dhaqaale ee dalka, waxaana magaalooyinka ay sida ba’an duqeymuhu u beegsadeen kamid ah magaalada Al-Xudeydah ee dalka Yeman.

Halkaan ka Degso Warbixinta Yeman

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.