Wednesday, June 18, 2025
HomeAll NewsSidee ayay Sawaariikhda Iiraan Wax Uga Badaleen Dagaalka Kala Dhaxeeya Yahuudda?

Sidee ayay Sawaariikhda Iiraan Wax Uga Badaleen Dagaalka Kala Dhaxeeya Yahuudda?[WARBIXIN]

Dagaalka udhaxeeya maamulka gumeysiga Yahuudda iyo xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan ayaa waxa uu bannaanka soo dhigay, taagdarrida tiknoolajiyada millatari ee Kayaanka Suhyuuniga ah.

Iiraan ayaa ku guuleysatay iney tobaneeyo Sawaariikh iyo diyaaradaha Drones-ka ah gudaha ugaliso dhulka uu xoogga ku heysto maamulka Yahuudda, xilli Kayaanka Suhyuuniga ah uu ku faanayay inuu adkeeyay nidaamkiisa difaaca hawada, islamarkaana ay ka hortagayaan weerarada kusoo wajahan.

Halkaan ka Degso Warbixinta Iiraan iyo Yahuudda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.