Monday, June 16, 2025
HomeAll NewsSidee Ayuu Caalamka u Saameyn Karaa Haddii ay Iiraan Xirto Marin Biyoodka...

Sidee Ayuu Caalamka u Saameyn Karaa Haddii ay Iiraan Xirto Marin Biyoodka Hurmuz?[WARBIXIN]

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii uu qarxay dagaalka u dhaxeeya maamulka Yahuudda iyo Xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan, ayaa waxa isa soo taraya cabsiga xooggan ee laga muujinayo saameynta ka dhalan karta dagaalkaas.

Xukuumadda Shiicada ah ee Iiraan ayaa kol sii horreysay waxa ay ku hanjabtay, iney xiri doonto marin biyoodka Hormuz oo ah kamid ah marinnada ugu muhiimsan ee ay ka gudbaan badeecadaha adduunka, waxaana laga digayaa saameynta ka dhalan karta arrinkaas haddii ay Iiraan ka dhabeyso hanjabaadeeda.

Halkaan ka Degso Warbixinta Marin Biyoodka Hormuz

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.