Dowladda Ruushka waxa ay kamid ah dowladaha adeegsada calooshood-ushaqeystayaasha, kuwaas oo ay u adeegsato dagaallada ay kaga jirto caalamka.
Qaaradda Afrika waxa ay kamid ah kuwa ay Xukuumadda Moscow sida aadka ah uga qoroto dadka Murtazaqada, waxaana xubno uu ku shaqeystay Ruushka ay wajaheen dhibaatooyin adag.
Halkaan ka Degso Warbixinta Afrikaanta