Maanta oo ku beegan 10-ka bisha Dulxij, kuna asteysan maalinta 01-aad ee Munaasabadda Ciidul Adxaa, waxaa si aad u heer sarreysa looga ciiday wilaayaadka islaamiga ah.
Degmada Ceelcadde ee wilaatada islaamiga ah ee Gedo ayaa kamid ah goobaha sida weyn looga dabaal degay Munaasabadda Ciidul Axdaa Mubaarak.
Hoos ka Daawo Sawirrada: