Monday, June 2, 2025
HomeAll NewsSidee usii Xoogeysanayaa Fashilka Millateri ee ay Yahuuddu kala Kulmeyso Dulaanka Qazza.?

Sidee usii Xoogeysanayaa Fashilka Millateri ee ay Yahuuddu kala Kulmeyso Dulaanka Qazza.?[WARBIXIN]

Maamulka gumeysiga ku dhisan ee Yahuudda ayaa maalinba maalinta ka dambeysa waxa uu fashil iyo guuldarooyin kala kulmayaan, duullaanka wuxuushnimada ah ee uu ka wado marinka Qazza.

Madax katirsan Yahuudda ayaa waxa ay sheegeen, in muddo ku siman 2 sano oo bil la’ aysan wax natiijo ah ka gaarin, duullaankiisa cadowtooyo ee uu ku qaaday magaalada Qazza, waxaana ciidankoodu ay ku sifeeyeen kuwa fulayo ah oo haziimo iyo jab xooggan ka dhaxlay qidaaca Qazza.

Halkaan ka Degso Warbixinta Yahuudda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.