Saturday, July 19, 2025
HomeAll NewsSiyaasi Eedeymo Kala Duwan u Jeediyay Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.

Siyaasi Eedeymo Kala Duwan u Jeediyay Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka.

Maxamed Xaadir Nuur oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaalida ayaa waxa uu eedeymo culus ujeediyay Madaxweynah Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh.

Waxa uu sheegay in markii uu Xasan Sheekh qabtay xilka uu dagaal adag la galay dadka masaakiinta ah ee ku dhaqan magaalada Muqdisho, kuwaas oo uu ka barakiciyay guryahooda, sidoo kalana uu iibsaday xarumaha caafimaadka.

Waxa uu geesta kale ku eedeeyay in iminka uu colaado ka abuurayo qeybo kamid ah goballada dalka, Xasan Sheekhna ay taariikhda u galeyso baal madow.

Halkaan ka Degso Warka Siyaasiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.