Tuesday, June 3, 2025
HomeAll NewsSiyaasi Mucaarad ah oo Dowladda Fedaraalka ku Eedeeyay Iney Geystay Tacadiyaad Badan.

Siyaasi Mucaarad ah oo Dowladda Fedaraalka ku Eedeeyay Iney Geystay Tacadiyaad Badan.

Diini Maxamed Diini oo ah hogaamiyaha waxa loogu yeero Ururrada Bulshada Rayidka oo taabacsan Shisheeyaha kusoo duulay dalka, sidoo kalana kamid ah xubnaha mucaaradka ayaa waxa uu eedeymo kala duwan ujeediyay Dowladda Fedaraalka.

Waxa uu sheegay in Dowladda Fedaraalka ay noqotay tii ugu darneed ee soo marta Soomaaliya, islamarkaana ay guud ahaan dalka si gaar ah magaalada Muqdisho ay ka geysatay gaboodfallo kala duwan.

Lacago badan oo xad-dhaaf ah ayuu sheegay in Dowladda Fedaraalka ay kusoo rogtay ganacsatada magaalada Muqdisho, sidoo kalana ay masuul ka tahay tahriibka dhalinyarada oo waayadii lasoo dhaafay sii xoogeystay.

Halkaan ka Degso Warka Siyaasiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.