Wednesday, May 21, 2025
HomeAll NewsSiyaasi Mucaarad ah oo Sheegay iney Wadaan Abaabul ka Dhan ah Xasan...

Siyaasi Mucaarad ah oo Sheegay iney Wadaan Abaabul ka Dhan ah Xasan Sheekh.

Maxamad Amiin oo kamid ah Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee diidan hanaanka uu wax uwado Xasan Sheekh, ayaa sheegay iney wadaan abaabul ay kaga soo horjeedaan mashruuca uu la yimid madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ee uu ugu yeeray doorasho qof iyo cod.

Wuxuu sheegay in safarada Siciid Deni iyo Axmad Madoobe ay qeyb ka yihiin abaabulkan siyaasiyiintu isku uruursanayaan.

Halkaan ka Degso Warka Siyaasiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.