Mukhtaar Maxamed Cali oo kamid ah Siyaasiyiinta Soomaalida ayaa sheegay, in madaxda Dowladda Fedaraalka iyo kuwa mucaaradka ee xildoonka ah ay dhamaantood wakiil ka yihiin shisheeyaha ku sugan xerada Xalane, wuxuuna tilmaamay in hadafkoodu yahay mid dhaqaale.
Wuxuu intaasi ku daray, in Dowladda Fedaraalku aysan ahayn mid badax banaan, oo ay xukumaan shisheeyaha Qaramada Midoobay.
Halkaan ka Degso Warka Siyaasiga