Friday, May 23, 2025
HomeAll NewsSiyaasi Sheegay in Hogaanka Dowladda Fedaraalka ku Fashilmay Dagaallada ka Socda Dalka.

Siyaasi Sheegay in Hogaanka Dowladda Fedaraalka ku Fashilmay Dagaallada ka Socda Dalka.

C/Qani Qorane oo ah musharrax madtinimada Dowladda Fedaraalka ayaa waxa uu ka hadlay, dhiigbaxa baahsan ee ay ciidanku ku wajahayaan furimaha dagaalka ee goballada Hiiraan iyo Sh-dhexe, ayna isaga firxanayaan halkii uu dagaal ka dhaco.

Dowladda Fedaraalka ayuu ku eedeeyay iney siyaasadeysay dagaalka, isagoo intaa ku daray in ciidamadoodi ay kusoo fashilmeen dhamaan dagaalladii ay la galeen Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Halkaan Ka Degso Xogta.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.