Monday, May 5, 2025
HomeAll NewsSiyaasi si Kulul Uga Hadlay Hadalkii Kasoo Yeeray Gudoomiyaha Degmada Kaaraan.

Siyaasi si Kulul Uga Hadlay Hadalkii Kasoo Yeeray Gudoomiyaha Degmada Kaaraan.

Cabdullaaahi Sheekh Xasan oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa waxa uu si adag uga hadlay, hadal uu maalintii shalay sheegay gudoomiyaha degmada Kaaraan ee Dowladda Fedaraalka, kaas oo ku baaqay in la dhibaateeyo dadka kasoo horjeeda doorashooyinka.

Siyaasigaan ayaa waxa uu sheegay inuu kamid yahay siyaasiyiinta ku nool degmada Kaaraan, wax cabsi ahna aysan ku yeelan karin hanjabaadda uu jeediyay gudoomiyaha.

Waxa uu tilmaamay iney sugayaan tallaabada uu ku baaqay gudoomiyaha, uuna qaadan doono masuuliyadda wixii dhaca.

Halkaan ka Degso Warka Siyaasiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.