Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsSiyaasi Tilmaamay in Dagaalka uu Cali Jeyte Wado Aan Guul Laga Gaari...

Siyaasi Tilmaamay in Dagaalka uu Cali Jeyte Wado Aan Guul Laga Gaari Karin.

Dr Mukhtaar oo kamid ah siyaasiyiinta Dowladda Federaalka ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in dagaalka uu Cali Jeyte abaabulayo aanu ahayn mid waxtar leh, islamarkaana xilligan aan dagaalkaasi loo heynin wax niyad ah.

Isagoo sii hadlaya ayuu sheegay in Xasan Sheekh Maxmuud iyo Cali Jeyte ay doonayaan iney dadka Soomaaliyeed ku gumaadaan dagaal aan kooda ahayn, oo taageero looga doonayo dowladaha caalamka.

Halkan kala deg Faafaahinta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.