Tuesday, April 29, 2025
HomeAll NewsSoomaali Kamid Noqotay Tahriibayaashii uu Mareykanku ku Laayay Dalka Yeman.

Soomaali Kamid Noqotay Tahriibayaashii uu Mareykanku ku Laayay Dalka Yeman.

Wararka ka imaanaya magaalad Sacdah ee ku taalla wadanka Yaman ayaa ku warramaya, in duqeyntii dhawaan ka dhacday magaaladaasi ee uu Mareykanku fuliyay ku dilay ugu yaraan 68 ruux oo Afrika kasoo jeeda, kuwaasoo ay ku jiraan dad Soomaali ah, halka ay ku dhaawacmeen kuwo kale.

Dadkan ayaa ku jiray Xabsi, waxayna dalka Yaman utageen si ay ugu tahriibaan Sucuudiga, kooxda Xuuthiyiinta ayaana gacanta ku dhigay, iyadoo qorshuhu ahaa in dib loogu soo celiyo dalalkooda.

Halkaan ka Degso Warka Yeman

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.