Saturday, April 19, 2025
HomeAll NewsSoomaaliland oo Sheegtay iney ka Cabsi Qabto Jirdil Loo Geysto Maxaabiista ku...

Soomaaliland oo Sheegtay iney ka Cabsi Qabto Jirdil Loo Geysto Maxaabiista ku Jira Gacanta Dowladda Fedaraalka.

Wasiirka waxa loogu yeero cadaaladda ee maamulka la baxay Soomaaliland ayaa sheegay in maxaabiistii laga qaaday magaaalada Laascaanood ee ay maamulka la baxay SSC-Khatumo kala wareegtay Dowladda Fedaraalku ay qaarkood ahaayeen dad xoola dhaqato ah oo uu afduubtay maamulka SSC-Khaatum iyo qaar kuwo kale oo ku xirnaa Laascaanood sida uu hadalka udhigay.

Wuxuu intaasi sii raaciyay inuu ka cabsi qabo iney jirdil ugeysato Dowladda Fedaraalka, isagoo sheegay iney wali maxaabiis yihiin sida uu hadalkiisa udhigay.

Halkan ka Degso Faahfaahinta.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.