Thursday, April 17, 2025
HomeAll NewsSuldaan Maxamed Mayow Abuukar oo ka Hadlay Dayacii Lagu Sameeyay Jeneraal Sheegow

Suldaan Maxamed Mayow Abuukar oo ka Hadlay Dayacii Lagu Sameeyay Jeneraal Sheegow[WAREYSI]

Afhayeenka nuqabada Wilaayada Islaamiga Shabeellaha Hoose Suldaan Maxamed Mayow Abuukar, ayaa ka hadlay dayacii lagu sameeyay Jeneraal Sheegow oo katirsanaa saraakiisah ciidamada Dowladda Federaalka, kaasoo ku geeriyooday isbitaal caafimaad ah oo ku yaala magaalada Muqdiso.

Wuxuu tilmaamay in Jeneraal Sheegow uu kaalin ku lahaa duullaano lagu soo qaaday Wilaayaatka Islaamiga, balse maanta la dayacay, heer isagoo maxbuus ah ah loo diiday in la daweeyo. Wariyeheena MUbaarak Cumar ayaa wareysi la xiriira kiiska Jeneraal Sheegow wuxuu la yeeshey Suldaan Maxamed Mayow Abuukar, afhayeenka Odayaasha Wilaayada Islaamiga Shabeellaha Hoose.

Halkaan ka Degso Wareysiga

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.