Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsSuldaanka Beesha Murusade ee Gobalka Jubada-hoose oo Lagu Aasay Jilib.

Suldaanka Beesha Murusade ee Gobalka Jubada-hoose oo Lagu Aasay Jilib.[DHAGEYSO]

Allaha Unaxariistee waxaa maanta magaalada Jilib lagu aasay suldaanka Beesha Murasade ee gobalka Jubada-hoose suldaan Maxamed Maxamuud Maxamed (Maxamed Deeq).

Suldaanka oo mudooyinkii lasoo dhaafay la xanuunsanayay xanuunnada Macaanka iyo Dhiikarka, ayaa waxa uu ugu dambeyn ku geeriyooday isbitaalka guud ee degmada Jilib ee wilaayada islaamiga ah ee Jubada-dhexe.

Halkaan ka Degso Warbixinta Geerida Suldaanka

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.