Suldaan Aadan Tifow, suldaanka beesh Xawaadle qeybteeda degta Koonfurta Soomaaliya ayaa bogaadiyay weerarka ay Mujaahidiinta kula wareegeen Moqokori, waxaa suldaanka wareysigaan la yeeshay wariyaheenna Cabdalla Mukhtaar.
Halkaan ka Degso Wareysiga Suldaanka