Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsSuuqa Bakaaraha oo Maanta Dib Loo Furay Kadib 4 Maalmood oo uu...

Suuqa Bakaaraha oo Maanta Dib Loo Furay Kadib 4 Maalmood oo uu Xirnaa.[DHAGEYSO]

Kadib afar maalmood oo uu xirnaa suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha gudiga ganacsatada Suuqa ayaa xalay ku dhawaaqay in maanta oo Arbaco ah ay suuqa furayaan.

Gudiga ayaa horey u sheegay in waxa keeney xiritaanka Suuqa ay tahay, cadaadis aan yareyn oo uga imaanaya ganacsatada, ciidamada PS-ta Dowladda Federaalka iyo wasaaradda Maaliyadda.

Waxay ganacsatadu sheegeen in cabashadooda ay u gudbiyeen Dowladda Federaalka, islamarkaana jirin cid weli xallisay, marka laga yimaado ballanqaadyo afka baarkii ah oo uu qaadya Aadan Madoobe, oo ah gudoomiyaha Baarlamaanka Dowladda Federaalka, kaasoo ganacsada u sheegay in arintooda la xallin doono.

Halkaan ka Degso Warka Suuqa Bakaaraha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.