Sunday, May 25, 2025
HomeAll NewsTacdiibka iyo Barakicinta ay Wajahayaan Muslimiinta Rohongiya oo Kordhay.

Tacdiibka iyo Barakicinta ay Wajahayaan Muslimiinta Rohongiya oo Kordhay.[WARBIXIN]

Dalka Baarma waxa uu kamid ah yahay wadamada dhibaatada ugu daran ay ku wajahayaan Muslimiinta, waxaana dowladda dalkaasi ka dhisan ay xadgudubyo aad ufoolxun ugeysataa Muslimiinta ku nool dalkaas.

Muslimiinta Rohongiya oo ku nool dalkaan ayaa waxa ay ka kulmaan nuucyada kala duwan ee xadgudubyada, waxa ayna taasi keentay in ay dalka isaga barakacaan, iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay ay kordheen tacdiibka iyo barakicinta lagu hayo Muslimiinta Rohongiya.

Halkaan ka Degso Warbixinta Muslimiinta Rohongiya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.