Dadka Soomaalida ah ayaa maalintii Khamiista ee lasoo dhaafay ka tahriibay dalk Aljeeriya, iyagoo ku wajahan Spain, waxayna wateen tahriibayaasha ka baxay wadankaasi illaa 4 doomood.
Muddo 6 maali ah ayaa badda lagu la’yahay iyadoo la baadi goobayo, si dhab ah looma oga nolol iyo geeri midda ay ku sugan yihiin.
Ehelladooda ayaa sheegay iney ugu war dambsay maalintii Khamiista ee ay ka baxayeen wadanka Al-Jazaa’ir, kadibna wax xiriir ah lagama helin, waxaana socda baadi goob lagu raadinayo dadkan tahriibayaashan.
Halkaan ka Degso Warka Tahriibayaasha