Saturday, June 14, 2025
HomeAll NewsTahriibayaal Soomaali ah oo Lagu La'yahay Xeebaha u Dhaxeeya Al-Jeeriya iyo Spain.

Tahriibayaal Soomaali ah oo Lagu La’yahay Xeebaha u Dhaxeeya Al-Jeeriya iyo Spain.

Dhalinyaradaan oo isugu jira rag iyo dumar ayaa waxaa lasoo warinayaa in ay saarnaayeen ay kula qallibantay xeebaha u dhaxeeya dalalka Al-Jeeriya iyo Spain.

Dhalinyaradaan oo gaaraya 4 ruux ayaa waxaa lagu la’yahay nolol iyo geeri toona, kadib markii doon ay la socdeen ay ku qallibantay xeebaha u dhaxeeya Al-Jeeriya iyo Spain.

Ehellada dhalinyaradaan ayaa waxa ay sheegeen, in illaa iyo hadda aysan war iyo wacaal u heynin dhalinyaradaan, ayna u badinayaan iney badda ku geeriyoodeen.

Halkaan ka Degso Warka Tahribayaasha

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.