Sheekh C/Casiis Abuu Muscab oo ah Afhayeenka ciidamada Xaramada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo faahfaahin ka bixinayay, camaliyad nafhurnimo ah oo lala beegsaday saraakiil reer-galbeed ah kana dhacday magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu diray farriin adag.
Sheekha oo sheegay in camaliyadda lagu dilay 2 sarkaal oo katirsan Midowga Yurub si xunna loogu dhaawacay 4 kale ayaa waxa uu farriin adag u diray saraakiisha reer-galbeedka ee ku lugta leh duullaanka Shisheeye ee Soomaaliya.