Saturday, May 17, 2025
HomeAll NewsMuhozi Kainerugaba oo Musaafurin Ugu Goodiyay Muwaadiniinta ka Codeysa Aabihiis.

Muhozi Kainerugaba oo Musaafurin Ugu Goodiyay Muwaadiniinta ka Codeysa Aabihiis.

Muhozi Kainerugaba oo ah taliyaha guud ee ciidamada Uganda sidoo kalana ah wiil uu dhalay baadariaga maamula dalkaas ee Yoweri Museveni, ayaa waxa uu ugoodiyay muwaadiiinta Ugandeyska ah.

Ninkaan ayaa ku goodiyay iney dalka ka musaafurin doonaan cid waliba oo ka codeysa aabihiis oo ah Madaxweynaha Uganda, inta lagu guda jiro doorashooyinka soo socda ee loo madalsan yahay iney dalkaasi ka qabsoomaan.

Hadalka taliyaha guud ee ciidanka Uganda ayaa kusoo aadaya, iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay ay xukuumadda Kampala cadaadis xooggan ku heysay mucaaradka dalkaas, waxaana wiilka uu dhalay Museveni u xiran hogaamiyayaal mucaarad ah, isagoona u goodiyay kuwa kale.

Halkaan ka Degso Warka Taliyaha Ciidanka Uganda

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.