Maxamad Nuur Jareerre oo ahaa Abaanduule Urur oo katirsan ciidanka Dwoladda Fedaraalka ee 14ka October ayaa saakay ku lagu dilay qarax lala beegsaday gaari Cabdi-Bile ah oo uu saarnaa, xilli uu Marayay degaanka Aala-Yaasir.
Sarkaalkan ayaa gurmad ahaan uga soo baxay degaanka Nambar 50 si uu ugu gurmado askartii Dowladda Fedaraalka ee saakay cagta lagu mariyay degaanka Sabiid.
Hadaba faahfaahin ku aaddan dilkiisa halkan ka dhegeyso.