Saturday, April 12, 2025
HomeAll NewsTaliyihii Guutada 14 October oo la Toogtay Isagoo Ciidan u Khudbeynaya.

Taliyihii Guutada 14 October oo la Toogtay Isagoo Ciidan u Khudbeynaya.[DHAGEYSO]

Waxaa maanta duleedka degmada Afgooye lagu toogtay sarkaal sare oo katirsan Dowladda Fedaraalka, kaas oo dilkiisa laga helayo xogo kala duwan.

Nuur Farey oo ah taliyaha Guutada 14 October ee Dowladda Fedaraalka ayaa la toogtay isagoo ukhudbeynayay askar ku sugan duleedka degmada Afgooye ee gobalka Sh-hoose.

Audio Player

Halkaan ka Degso Warka Sarkaalka la Toogtay

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.