
Maktabka Dacwada ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa bulshada ku dhaqan wilaayaadka Islaamiga ah gaar ahaan ardayda cilmiga barta u qabtay, tartan aqooneed lagu xifthinayo qaar kamid ah mutuunta sharciga.
Tartankan oo dhacay intii lagu gudajiray maalmihii ciidul-Adxaa ee lasoo dhaafay, ayaa meelaha lagu qabtay waxaa kamid ah gobolka Sh/Hoose gaar ahaan magaalada Kuunyo Barrow, waxaana gabgabadiisi la abaalmariyay ardaydii galay kaalimaha hore.