Barnaamijka Tarbiyada Caruurta ee Jimco weliba ka baxa warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waa barnaamij tarbiyo iyo barbaarin oo ku socda caruurta iyo waalidiintooda, waxaana kusoo kordhinay xubin loogu magacdaray Barashada Xoolaha iyo Xayawaanaadka, taas oo ay ubadku ku baranayaan nuucyada kala duwan ee xayawaanaadka iyo dhaqashadooda.
Halkaan ka Degso Taxane- Barashada Xoolaha iyo Xayawanaadka- 01.mp3