Friday, July 11, 2025
HomeAll NewsTaxane- Hindise Iyo Hal-Abuur- Horudhac.

Taxane- Hindise Iyo Hal-Abuur- Horudhac.[00]

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay soo kordhisay taxane cusub oo aan ugu magac darnay Hindise iyo Hal-Abuur, oo aan kusoo gudbin doonno hindisooyinka maadiga iyo kuwa cilmiga ee ay Muslimiintu kusoo biiriyeen xadaarada aadanaha, iyo hal-abuurrada Muslimiinta ee leh fadliga waxyaabo badan oo aan maanta dheefsano, kaas oo maalin waliba oo khamiis ah ku dhageysan doontaan barnaamijka Dhacdooyinka Dunida insha’allaah.

Haddaba waxaad kusoo dhawaataan warbixin horudhac u ah taxanahaan aan ugu magacdarnay Hindise Iyo Hal-Abuur, waxaana soo jeedinaya Wariyaheena Muxsin Xasan.

Halkaan ka Degso Taxane- Hindise Iyo Hal-Abuur- Horudhac-[00]

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.