Friday, July 18, 2025
HomeAll NewsTaxane- Hindise Iyo Hal-Abuur- Horudhac.

Taxane- Hindise Iyo Hal-Abuur- Horudhac.[01]

Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxanaha Hindise iyo Hal-Abuur, oo lagu soo bandhigo hindisooyinka maadiga iyo kuwa cilmiga ee ay Muslimiintu kusoo biiriyeen xadaarada aadanaha, iyo hal-abuurrada Muslimiinta ee leh fadliga waxyaabo badan oo aan maanta dheefsano, kaas oo maalin waliba oo khamiis ah ku dhageysan doontaan barnaamijka Dhacdooyinka Dunida insha’allaah.

Haddaba waxaad kusoo dhawaataan xalqada 01aad ee taxanaha Hindise Iyo Hal-Abuur, oo looga hadlayo hindisaha saacadda oo kamid ah waxyaabaha ay dunida kusoo kordhiyeen Muslimiinta, waxaana soo jeedinaya Wariyaheena Muxsin Xasan.

Halkaan ka Degso Qeybta 01- Taxane- Hindise Iyo Hal-Abuur- Aalada Saacadda

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.