Wednesday, June 25, 2025
HomeAll NewsTrump oo Dowladda Fedaraalka ku Sifeeyay Mid Fashilantay oo Xasarado Dhex Maquuraneysa.

Trump oo Dowladda Fedaraalka ku Sifeeyay Mid Fashilantay oo Xasarado Dhex Maquuraneysa.

Donald Trump oo ah Madaxweynaya Mareykanka ayaa waxa uu sheegay, in Dowladda Fedaraalka ay tahay mid fashilantay, islamarkaana ay dalka Soomaaliya ka dhigtay mid aan xasillooneyn.

Trump oo ujawaabayay Ilhaan Cumar oo katirsan Baarlamaanka Mareykanka ayaa waxa uu sheegay, in Dowladda Fedaraalka ay hareeyeen faqri, colaado iyo dambiyo dagaal, dalka Soomaaliyana ay ka dhigtay dalka aduunka ugu xun sida uu hadalka udhigay.

Isagoo la hadlayay Ilhaan Cumar ayuu sheegay, in looga baahan yahay sidii ay wax uga badali laheyd xaaladda Dowladda Fedaraalka, intii ay ku mashquuli laheyd Mareykanka.

Halkaan ka Degso Warka Trump

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.