Wednesday, May 14, 2025
HomeAll NewsTrump oo ku Dhawaad 1 Trillion ka Helay Booqasho uu ku Tagay...

Trump oo ku Dhawaad 1 Trillion ka Helay Booqasho uu ku Tagay Dhulka Xarameynka.[FALANQEYN]

Madaxweynaha Dowladda Mareykanka Donald Trump ayaa waxa uu maanta booqasho ku tagay dhulka Xarameynka ee uu ka arrimiyo maamulka Aala-Sucuud, waxaana wafdiga Trump ay kulamo la yeesheen madaxda maamulka Aala-Sucuud.

Tarump ayaa waxa uu si gaar ah ula kulmay Maxamed Bin Salmaan oo ah dhaxal-sugaha maamulka Aala-Sucuud, waxaana maamulkaan uu Donald Trump ugu deeqday lacag ku dhaw 1 Trillion oo Doollar. Wariye Salmaan Axmed ayaa falanqeyntaan ku eegaya booqashada Trump ee dhulka Xarameynka.

Halkaan ka Degso Falanqeynta

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.