Sunday, April 20, 2025
HomeAll NewsTrump oo Soomaali Badan Kasoo Musaafurinaya Dalka Mareykanka.

Trump oo Soomaali Badan Kasoo Musaafurinaya Dalka Mareykanka.[DHAGEYSO]

Maamulka cusub ee Trump ayaa lagu wadaa inuu maanta gudaha Mareykanka ka billaabo tarxiillidda dadka soo galootiga ah ee dalkaasi ku nool, maadaama ay kamid ahayd madaxweynaha cusub ee talada la wareegay.

Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegeysa in tallaabadan tarxiiliadda ah magaalada ugu horreysa ee iney ka billaabato qorshuhu yahay ay tahay Chicago.

Dad aan ka yarey hal Malyan oo ruux ayaa la sheegay iney qorshaha ugu jirto Trump inuu musaafuriyo, iyadoo ay kamid yihiin dadkaasi kumaanaan Soomaali ah.

Halkaan ka Degso Warka Trump

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.