Sunday, April 20, 2025
HomeUncategorizedTurkiga oo Loo Kordhiyay Mudada uu Boobka ku Haynayo Kheyraadka Soomaaliya.

Turkiga oo Loo Kordhiyay Mudada uu Boobka ku Haynayo Kheyraadka Soomaaliya.[DHAGEYSO]

Waxa loogu yeero Baarlamaanka Turkiga ayaa aqbalay codsi kasoo baxay madaxweynaha Turkiga oo ah in ciidankan loo kordhiyo mudada ay joogayaan Soomaaliya iyo Gacanka Cadan, waxayna ugu dareen sii joogitaankooda muuddo sanad ah.

Arrintan ayaa fadeexad wayn ku ah dowladda Fedaraalka oo markii hore u ogolaatay Turkida iney soo gaareen xeebaheyna, maantana waxaa go’aanka ciidamada lagu goynayaa gudaha Turkiga, taasoo muujineysa iney xukuumadda Ankara wadankan iyo kheyraadkiisa iska maamulaneyso.

Horay waxay gacannta ugu jiray ilihii dhaqaalaha wadanka kuwii ugu waaweynaa, tanina waa qeyb kamid ah kuwa laga dhaxlay markii Turkigu soo farageliyay badaheyna.

Halkaan ka Degso Warka Turkiga

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.