Tuesday, April 15, 2025
HomeAll NewsTurkiga oo Qorsheyneysa inuu Soomaaliya usoo Diro Markab la Sheegay inuu Shidaal...

Turkiga oo Qorsheyneysa inuu Soomaaliya usoo Diro Markab la Sheegay inuu Shidaal Qodayo.

Wasiirka Batroolka iyo macdanta Dowladda Fedaraalka Daahir Shire Maxamed iyo xubno kale oo Turki ah, ayaa dul tegay markabkan oo ku sugan badda Madow.

Waxay wararku tilmaamayaan in markabkan uu yahay midka ay Turkidu ugu talagaleen inuu shidaalka qodo sida hadalka loo dhigay.

Dowladda Fedaraalka ayaa xukuumadd Ankara baylah uga dhigtay khayraadka Soomaaliya bad iyo barri intaba.

Halkaan ka Degso Warka Markabka

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular

Recent Comments

Xaatim mukhtar faarx on HAMBALYO: RAMADAAN MUBAARAK.